Maxkamad la soo taagay nin ku eedeysan Daacish iyo inuu dilal geystay (Daawo Sawirro)

Dhageysiga Dacwada nin ka tirsan Kooxda Daacish oo falal dilal ah ka fuliyey magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso ayaa manata la soo gebagebeeyey, iyadoo la sugayo in xukun ay ka gaarto Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Somalia. Eedeysane Aadan Max’ed Cali waxaa si gaar ah loogu eedeeyay inuu ka tirsan yahay Kooxda Daacish … Continue reading Maxkamad la soo taagay nin ku eedeysan Daacish iyo inuu dilal geystay (Daawo Sawirro)